Daawo:-Wafti Ka Socda Dalka Imaaraadka Oo Somaliland U Soo Gaadhay Arimaha Abaaraha By News Editor - February 25, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Wafti ka socda dalka Imaaraadka ayaa soo gaadhay Somaliland kuwaas oo indha indhaynaaya abaaraha ku dhuftay Somaliland, waxaana soo dhaweeyay safiirka Somaliland u fadhiya dalka Imaaraadka