Daawo:-Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Oo Si Aad U Diiran Looga Soo Dhaweeyay Dila By News Editor - February 25, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Dila(SLpost)-Musharaxa u tarrani doona jagada madaxweyne ku xigeen ee xisbiga mucaaradka ah ee Waadani Maxamed Cali Ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Dila.