Daawo:-Musharaxa Jamhuuriga Ee Dhibta Badan Donald Trump Oo Ku Baaqay In Aan La Iibsan Qalabka Apple Ee La Iibsado Samsung

    0

    Us(SLpost)musharaxa xisbiga jamhuuriga gudihiisa Donald Trump ayaa dhaleeceeyay shirkada laga jecelyahay gudaha maraykanka ee Apple halka uu shacabiga maraykanka ugu baaqay inay qaataan shirkada Samsung.