Daawo”Alle ayaan u toobad keenay reerna waan noqday” Fanaanada Fartuun Cumar oo Sheegtay In ay Ka Baxday Fankii By News Editor - February 24, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)Fanaanada Fartuun Cumar ayaa ku dhawaaqday inay alle u toobad keentay fankana ka baxday, sida oo kale wax ay fan ka bixideeda muuqaal ay ku sheegaysay ay ku tilmaamtay inay guursatay. https://youtu.be/9Qc7V3mtcyY