Daawo:-Wasaarada Deegaanka Oo Ka Hashay Sababta Ay Fanaaniinta U Xidhxidheen By News Editor - February 24, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)Wasiirka wasaarada deeganka Shukri Baandhare ayaa si faafaafsan uga hadashay fanaaniin la sheegay inay saldhiga dhaxe ugu xidhan yihiin wasaaradaas.