Sool(Slpost)-Wiil yar ayaa ay isku hyasteen udooyinkii ugu danbeeyay sadex qoys oo reer laasacaanood ah, wiilkan yar oo uu in mudo ah gacanta ku hayay xoghayaha dawlada hoose ee Laasacaanood ayaa haatan ku wareejiyay gudoomiyaha maxkamada rafcaanka gobalkaas.
https://youtu.be/gdPa7ZDeLfM

