Daawo:-Maayarka Caasimada Oo Ganacsatada Tukaamada Ugu Baaqay Wadooyin Horleh Inay Ka Guuraan By News Editor - February 24, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Maayarka caasimada Cabdiraxman Soltelco ayaa tukaamada wadooyinka hareerahooda ka samaysan waxa uu ugu baaqay inay ka guuraan wada tagta madaarka Cigaal.