Daawo:-Gurmadka Abaaraha Oo Sheekh Aadan Siiro Hurmuud Ka Yahay Oo 1200 Oo Qoys Raashin Lagu Gaadhsiiyay

    0

    Hargeysa(SLpost)-Deeqdan raashinka ah oo loo qaybiyay 1200 ee qoys ayaa ahayd mi lagu soo hagaajiyay Sheekh Aadan Siiro, waxaan haatan halkan aanu idiinku soo fudbinaynaa dadkaas oo ay gaadhayd eeqdii loogu talo galay.