Daawo:-Gobalka Togdheer oo Deeq Caws Ah Ku Wareejiyay Gudida Abaaraha Si Loogu Taageero Xoolaha Galbeedka Dalka By News Editor - February 24, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Togdheer(SLpost)-Badhasaabka gobalka Togdheer Qabo ayaa gudida abaaraha uu madaxweynuu u saaray ku wareejiyay deeq gobalkaas ka timi taas oo ah sadex gaadhi oo caws ah.