Daawo:-DAREENKA SHACABKA DUMARKA SOOMAALIYED IYO SUCUUDIGA

    0

    Uk(SLpost)-Barnaamijkan oo oo lagu eego arimaha bulshada lagana soo baahiyo dalka Ingiriiska waxa todobaadkan lagaga hadli doonaa haweenka Soomaalida ah ee dawlada Sucuudiga la sheegay in loo shaqo gaynaayo.
    https://youtu.be/OEwMXhEMsNY