Buuhoodle(Slpost)-Wasiirka caafimaadka Somaliland oo baryahanba ku sugnaa Buuhoodle ayaa booqday tuulooyinka Sooljoogto iyo Maygaagle oo u dhaw Buuhoodle,waxaanu shacabka deegaanadaas kala hadlay sidii meesha ay uga saari lahaayeen nabad xumada ina ilaashan lahaayeen nabadooda.

