Hargeysa(SLpost)-Inkasta oo ay Somaliland ka kid tahay dalalka nidaamka dimuqraadiyadu ka hirgalay hadana xukuumadiii kala danbeeyay waxay meesha ka saareen in warbaahinta qaranku ay gabi ahaanba ka dheeraato hadaba xisbiyada mucaaradka ah ee markaas jira in wax warar ah oo ay leeyihiin laga si daayo, hada wasiirka warfaahinta ee cusub Cadaani ayaa ku dhawaaqay war yaab badan oo fulintiisana laga sugaayo.

