Daawo:-Shir Lagaga Hadlaayo Arimaha Somaliya Oo Ka Furmay Dalka Turkiga

    0

    Hargeysa(SLpost)-Shir loogu talo galay in lagu falanqeeyo waxyaabaha u qabsoomay SOmaliya iyo waxyaabaha horyaala oo doorashooyinka iyo amnigu ugu horeeyo oo ka furmay dalka Turkiga.
    https://youtu.be/stYZMrW0nz0