Daawo:-Muruq Maalka Dhagaxa Jabiya Ee Duleedka Hargeysa Oo Mudaharaaday By News Editor - February 23, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Koox ka tirsan muqurmaalka caasimada ayaa mudaharaad xoogan ka muujiyay gudoomiyahoodii oo la xidhay, waxaanay baaq u direen badhasaabka magaalada Jeeniyar.