Daawo:-Ciidanka Booliska Gobalka Awdal Oo Qabtay Isla Markaasna Gubay Khamri Tiro Badan By News Editor - February 23, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Boorama(SLpost)-Ciidamada booliska Boorama ayaa gacanta ku soo dhigay khamari badan iyo eedaysanayaal ku eedaysan khamrigaas, waxaana lagu gubay khamriga warbaahinta hoeteeda.