QOFKA KASTA WUXUU HAYSTAA SADDEX SAAXIIB OO DHAB AH

    0

    Qofka kasta wuxuu haystaa saddex saaxiib oo dhab ah aduunka maxay kale yihiin:-

    1.Mid aad ayuu jecel yahay.

    2.midna aad ayuu u neceb yahay.

    3.midna jacaylka iyo nacaybka ayuu u dhexeeyaa.

    Maalin safar xaqiiqa ah ayaad baxday, saxiibkii aad aad u jecelayd ayaad tidhi ina keen , wuxuu kugu jawaabay isma naqaan, waxaad u tagtay saxiibkii u dhexeeyay jeceylk iyo nacaybka wuxuu kugu jawaabay Airportka ayaan alaabta kula sii gaadhsiinayaa, waxaad u tagtay kii aadka aad u necbayd meel walba waan kula marayaa ayuu ku ydhi.

    Hadaba saddexda sxb maxay kala yihiin:-

    1. Saxiibkaa aadka loo jecel yahay waa lacagta,

    2.Saaxiibka u dhexeeya nacaybka iyo jacaylka waa

    tolka,

    3.Saaxibka aadka loo neceb yahay waa camalka saalixa ah.

    Safarka xaqiiqda wa Geerida oo aad hoy u noqoanaysiid xabaasha.

    Mufakir: Mawliid Axmed Cumar(Dulqarnayn)

    Tell:0634402927