Hargeysa(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa ku dhawaaqay go’aan uu sheegay inuu ka soo saaray salaadiinta iyo cuqaasha dalka ku soo badanaaya, waxaanu sheegay in aan la ogalaan doonin cid danbe oo la caleemo saaro.
https://youtu.be/ZXADT6p5AQ8

