Daawo:-Xildhibaankii Ugu Da’da Weynaa Golaha Deegaanka Burco Oo Aas Qaramadeed Loo Sameeyay By News Editor - February 22, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Burco(Slpost)-Waxa aas qaran loo sameeyay xildhibaankii ugu da’da weynaa magaalada Burco oo geeriyooday, Alle hawanaxariistee xildhibaankan aya alagu magacaabi jiray Maxamed Axmed Mamxamuud https://youtu.be/iDtp2YM7pXs