Daawo:-Siyaasada Horumarinta Caruurta Somaliland Oo Wasaarada Shaqada Iyo arimaha Bushadu Ay Diyaarisay Ugu Danbayntii By News Editor - February 22, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Siyaasad ayaa lagu dhaqi doonaa caruurta Somaliland si loogu horumariyo waxaana siyaasadani ay salka ku haysaa dhamaan xoriyaadka iyo xukuuqaha ubadaku uu leeyahay.