Daawo:-Shirkadii Tagaasida Hargyesa Ee Raaxo Oo Gaadiidkeedii Xaraashaysa

    0

    Hargeysa(Slpost)-Shirkada tagaasida ugu horaysay Hargyesa ee Raaxo ayaa ku dhawaaqday inay gaadiidkeeda iibinayso isla markaasna dib ay uga fakari doono qaab loo badalo, waxaanay bulshada ugu baaqday inay gaadiidkaas soo doontaan.