Daawo:-Jeb Bush Walaalka Yar Ee Madaxweynii Hore Ee Maraykanka Bush Oo Ka Hadhay Doorashada Xisbiga Jamhuuriga Isaga Oo Ilmaynaya

    0

    Us(SLpost)Job Bush ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay isaga oo hortaagan taageerayaashiisa inuu ka hadhay doorashadii xisbiga Jamhuuriga gudihiisa, waa uu ilmeeyay waxaanu u hadlay wakhtigaas si dareen leh.