Daawo:-Gu’aamo Laga Soo Saaray Shaaqaadadii Dekeda Ceel-garde ee Duleedka Berbera

    0

    Berbera(Slpost)-Go’aan ayaa laga soo saaray shaqaaqadii ka dhacday dhawaan gobalka Saaxil gaar ahaan dekedii macmalka ahayd ee Ceel-garde.