Hargeysa(SLpost)-Fanaanka Farxaan Xidig oo sheegay inuu heesayay sodonkii sano ee ugu danbeeyay ayaa maanta ku dhawaaqay inuu ka fadhiistay fanka Soomaalida, waxaanu ka waramay sababta uu uga fadhiisanayo fanka oo aad uu u jeclaa.
https://youtu.be/KfAZH62VCr8

