Daawo:-Wasiirka Ganacsiga Xuseen Dayir Oo Kalmad Qiimo Badan Ka Jeediyay Madashuu Uu Xilka Kula Warergayay By News Editor - February 21, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLost)-Wasiirka ganacsiga Xuseen Dayir oo dhawaan la soo magacaabay ayaa xilkii wasaaradaas kala wareegay wasiirki hore Qaasim, waxaanu halkaas ka jeediyay khudbad diiran oo dhanacyo badan taabanaysa