Hargyesa(SLPost)-Eygan oo dad cun ayaad muuqaalka aad ku arkaysaa isaga oo odaygan ku soo booday oo isla markiiba dhulka dhigay, lakaiin odayga oo garanaayay xirfada kaafuuga ayaa ku da’daalay inuu is badbaadiyo oo ugu danbayntii qoorta kaga istaagay eygii.
https://youtu.be/xcKainP69c8

