Hargeysa(Slpost)-Xaalado nololeed oo aad u adag ayaa ka taagan xaafada istaad hawska ee magaalada Hargeysa oo ay dad danyar ah ku noolyihiin, xaafadan ayaan inta badan dadka magaaladu war ka hayn waxaana warbixin ka soo diyaariyay wariye Xamse Cali Bulbul.

