Cadaado(Slpost)-AXMED CALI GEES oo hore uga tirsanaan jiray ururka Al-shabaab ayaa ku dhawaaqay inuu wakhti hore ururkaas ka baxay kadib markii uu ku arkay khaladaad, waxa uu ninkani warkan sheegay kadib markii sirdoonka Somaliya uu ku qabtay cadaado.

