Daawo:-“Hadii Alle na keeno gobalnimada Gabiilay waanu bixinaynaa” Cirro Oo Reer Gabiilay Beer Laxawsaday

    0

    Gabilay(SLpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa reer gabilay ku beer laxawsaday xiisa daran ee ay u qabaan in gabilay gobalnimadeeda la aqoonsado.
    https://youtu.be/n3F3o8dc4FI