Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Siilanayo ayaa gudida samaynta siyaasada ictiraaf raadinta iyo waliba keenitaanta ictiraafka ay Somaliland raadinayo u saaray gudi heer qaran oo ah oo ay ku jiraan xisbiyada mucaaradka ah iyo golayaasha kale ee qaranka.
https://youtu.be/AI3gT1II39w

