Daawo:-Qaabdhismeedka Magaalada Salaxlay Oo La Qaabeeyay By News Editor - February 20, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Waxa lagu bilaabay qorshayn magaalada Salaxlay oo ah degmo guun ah, waxaana la diyaarinayaa wadooyinka iyo magaaladas goobaha ay degi lahayd.