Hargeysa(Slpost)-Waxa magaalada Hargeysa lagu soo bandhigay buug laga qoray wasiirkii ugu hadal haynta badanaa xukuumada madaxweyne Siilanayo intii uu xilka qabtay, waxaan buugan lagu soo ururiyay dhaqana qalooca iyo kuwa toosan ee siyaasigaas oo ah mid da’ahaan yar.
https://youtu.be/5zxwxJkOR0w

