Daawo:-Garabkii Isbahaysiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Kulan Ay La Qaateen Faysal Cali Waraabe By News Editor - February 19, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Afhayeenka garabka isbahaysiga Kulmiye Xuseen Axmed Caydiid ayaa daboolka ka qaaday in ay kulan la qaateen Faysal Cali Waraabe, kaas oo ay ku tilmaameen mid bilow ah.