Kiiniya(SLpost)-Faarax Macalin oo wakhti dheer ahaa mid ka tirsan baarlamaanka Kiiniya lagana soo doorto gobalka Soomaalida ayaa ka hadlay qaabka ay Somaliya ku galeen ciidanka Kiiniya iyo joogitaankooda aan wakhtiga xadidan lahayn.
https://youtu.be/X78mZEiH_v8

