Daawo:-Cabdiraxmaan Cirro Oo Haweenka Taageera Xisbiga Waddani Ee Gobalka Awdal Kulan U Qabtay iyo Hadalada uu U Jeediyay By News Editor - February 19, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Borama(Slpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa kulan balaadhan u qabtay haweenka gobalka Awdal ka taageera xisbigaas, waxaanu halkaas uga jeediyay khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa.