Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Faransiiska U Fadhiya Kiniya iyo Shirkada Danaynaysa Maalgashiga Dekeda Berbera iyo Nuxurka Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen By News Editor - February 18, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLost)-Safiirka u fadhiya Kiniya faransiiska ayaa uu madaxweyne Siilaanyo ku qaabilay xafiiskiisa isaga oo ay waheliso shirkada danaynaysa maalgashiga dekeda Berbera ee Bolor. https://youtu.be/BAYzSOGYUs0