Daawo;-Gudida Abaaraha Oo Deeqdii u Horaysay Ganacsato iyo Shaqsiyaad Ka Gudoomay Cod Dheerna Baaq Ugu Diray Shacabiga Dalka

    0

    Hargeysa(Slpost)gudida abaaraha dhawaan loo saaray ayaa deeq ka gudoontay dad isugu jiray shaqsiyaad iyo shirkado ganacsi, waxaanay cod dheer shacabigu ugu soo jeediyeen inay taageeraan dadkooda
    https://youtu.be/8HJYYpXuv2A