Hargeysa(Slpost)-Ciidanka booliska ayaa gacanta ku soo dhigay hub,gaadiid,agabkii laga dhacay goobta diiwaangalinta iyo waliba salaadiin iyo dablay ku eedaysan hawlgalkaas, waxaana gacanta lagu soo dhigay iyaga oo hubaysan qalabkana haysta.
https://youtu.be/upOu9iULd2s

