Hargeysa(Slpost)Xildhibaan Cabdiqaadir ayaa hore ugu baaqay in gobalada bariga gaar ahaan bariga Sanaag abaaraha haysta ay Somaliland si toos ah ugu qaybqaadato si dadka halkaas ku dhaqan wax looga taro dhibka abaartu ay ku hayso.
https://youtu.be/ts6QBgzzxQE

