Daawo”Waa inaan taakulaynaa maanta dadkii lafdhabarteena dhaqaale ay ku tiirsanayd..”Gudidii Abaaraha oo Yeeshay Shirkoodii U Horeeyay By News Editor - February 16, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Gudidii baaraha ee dhawaan uu magacaabay madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyay, waxaaay ku baaqeen in qof kastaa waxii uu ku taakulan karo dadka abaaruhu saameyeen inuu u quudho.