Daawo:Ciidamada Bada Puntland Oo Dhaawac iyo Dhimasho Ka Soo Gaadhay Tahriibayaal Ay Qabqabteen By News Editor - February 16, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Puntland(Slpost)-Ciidamada bada Puntland ayaa hal qof kaga dhintay dhawr kalena kaga dhaawacmeen hawlgal ay ku soo qabqabteen tahriibayaal 300 ku dhawaa oo laga tahriibinayay xeebaha dalkaasi uu leeyahay. https://youtu.be/5KDyqpx9S9s