Saaxil(SLpost)-Caaqil u hadlaayay beeshii dhisanaysay dekeda ayaa maareeyaha dekeda Berbera Cali Xoor xoor ku eedeeyay inuu ka danbeeyay shaqaaqadii gaadiidka lagu waxyeeleeyay deegaankaas, isla markaasna ay u qabanayaan 28 saacadood si uu ugu soo iibiyo gaadiidkaas waxyeeladu gaadhay oo cusub.

