Halkan Ka Daawo Muuqaalka Fanaaniintii Ingiriiska VIOLA BEACH Oo Hal Shil Ku Wada Dhintay By News Editor - February 15, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram UK(SLpost)-Halkan ka daawo fanaaniintii VIOLA BEACH oo ka dhisnayd dalka Ingiriiska oo shil baabuur hal mar ku wada dhintay, kadib markii ay ka duuleen buundo aad u dheer iyada oo ku sii socday goob ay ka heesi lahaayeen dalka Sweden.