Daawo”Diiwaangalintu siday u socotaa maaha mid lagu qancikaro” Maayarka Boorama iyo Xildhibaano Dhaliilay Diiwaangalinta By News Editor - February 15, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Boorama(Slpost)-Maayarka boorama iyo qaar ka mid aha xildhiaabada golaha deegaanka ayaa ku tilmaamay diiwaangalinta mid aan lagu qanci kari, waxaanu dhaliilay qaabka shaqo oo uu sheegay inuu yahay mid shacbiguna uu ka cabanaayo.