Daawo:-“Waxaan dareemayaa culays weyn oo igu soo kordhay” Afhayeenka Cusub oo Ka Dareen Celiyay Xilka Loo Magacaabay By News Editor - February 15, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Afhayeenka cusub ee uu madaweyn Axmed Siilanayo magacawday ayaa ka dareen celiyay xilka loo magacaabay isaga oo si diiran u soo dhaweeyay xilkaas, masuulkan ayaa hore uga soo shaqeeyay warbaahinta haatanse ahaa qareen.