Daawo:-Wasiir Cukuse Oo Gurigiisa Ku Booqday Wariye Cabdiqaadir Maxamed Ciid By News Editor - February 15, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)_Wasiir Cukuse ayaa gurigiisa ku booqday wariye Cabdiqaadir Maxamed oo ku xanuunsanaya gurigiisa, waxaanu warbaahinta uga warmay kaalinta muuqata ee uu ku lahaa shaqadiisa.