Daawo:-Todobo Qof oo u Dhashay Dalka Hindiya Ayaa Lagu Qabtay Berbera Iyaga Iibinaaya Daawooyin iyo Waxa Lagu Xukumay By News Editor - February 15, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Taliyaha laanta socdaalka Somaliland ayaa ka warbixiyay todoba qof oo u dhashay dalka hindiya oo daawyooyin sharci daro ah ku iibinayay dalka, kuwaas oo loo mustaafirinayo dalkoodii. https://youtu.be/bDyLO2eLkio