Daawo:-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Waddani Cirro Oo Si Heer Sare Ah Loogu Qaabilay Guud Ahaan Awdal By News Editor - February 15, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Awdal(SLpost)-Gudoomiyaha Cabdiraxmaan Cirro ayaa si heer sare ah loogu qaabilay guud ahaan gobalka Awdal, waxaanu dadka u sameeyay balanqaadyo iyo shirar hoosaadyo uu la galay, sida oo kale waxa uu soo kormeeray doorashada