Daawo:-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Saylici oo Kormeeray Goobaha Diiwaangalintu Ka Socto Magaalada Baki iyo Soo Dhawayn Diiran oo uu La Kulmay By News Editor - February 14, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Baki(Slpost)-Madaxweyne Ku XIgeenk Somaliland ayaa soo kormeeray goobaha ay diiwaangalintu ka socoto degmada Baki, waxaana halkaas ku soo dhaweeyay shacbi tiro badan oo u lulaayay caleemo qoyan, waxaana uu shacbiga kala hadlay meel fagaare ah