Daawo:-Diiwaangalintii Gobalka Togdheer Oo Si Rasmi Ah Loo Soo Gunaanaday Iyo Eryada Halkaas Laga Yidhi By News Editor - February 14, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Togdheer(SLpost)-Xaflad balaadhan ayaa loo qabtay soo gunaanadka Diiwaangalintii codbixiyayaasha ee ka socotay gobalka Togdheer.