Burco(SLpost)-Gaadiidka loo yaqaano tirkta ee ka shaqaysa magaalada Burco una baxda inta badan xaafadaha magaaladaas ayaa go’aano cusub ay ka soo saareen maamulka degmadaasi, kadib markii dhibaatooyinka ay gaysanayaan ay noqdeen kuwo intii hore ka badan

